Friday, 11 May 2012

Hooyo soomaliyeed oo farxad darteed la ilmeesay

Hooyo Culumo Maxamuud Cubeyd Waxey Ka Timid Qurbaha Gaar Ahaan Norway Oo Ay Mudo 19Sano Ah Ku Nooleyd Waxaanna Sawirkaan Uu Ka Mid Yahay Sawirro Uu Radio Muqdisho Idinkaga Soo Qaaday Xeebta Liido Oo Maanta Qurbo Joogtii Ugu Badneyd Ay Ku Damaashaadayeen, Waxeyna Hooyo Culummo Ayadoo Farxad La Ilmeyneysa Alle Ka Baryeysaa Inuu Dalka Nabad Ka Dhigo.....MAXEY KULA TAHAY INUU GAARSIISANYAHAY DAREENKA FARXADEED EE HOOYO CULUMO AYADOO DA'DAAN JIRTA KA ILMEEYSIIYEY??????

No comments:

Post a Comment

history of islam